No Media

This item doesn’t have any media yet

BBC Somali

News

iOS

App-ka rasmiga ah ee BBC Somali ee AudioNow waxa uu ku siinayaa barnaamijyadii ugu dambeeyay iyo wararka ugu waaweyn.
Waxaad barnaamijyada raadiyaha ku dhegeysan kartaa adigoo isticmaalaya daaraha codka ee bilaashka ah ama adigoo isticmaalaya wicidda teleefoonka (lacag ayuu kugu noqon karaa, ka hubi shirkadaada)

- Ka akhriso wararka ugu waaweyn uguna dambeeyay bogga BBC Somali
- Ku dhegeyso barnaamijyada aad ugu jeceshahay idaacadda daaraha codka ee bilaashka ah, ama adeegga wicidda teleefoonka.
- Barnaamijyadii ugu dambeeyay waxaad ka heli kartaa:
Idaacadda Subaxnimo
Idaacadda Duhurnimo
Dunida iyo Maanta
Caawa iyo Caalamka

- Macluumaad ku saabsan wicidda teleefoonka:
Dadka ka wacaya UK: Qiimaha caadiga ah ee teleefoonka iyo mobile-ka dalka ayaa la bixinayaa. Dadka aan UK joogin: Waxaa lagaa qaadayaa qiimaha caadiga ah, iyadoo telefoonada aan xadka lahayn uu yahay lacag la'aan. Fadlan ka hubi shirkadaada inta aadan wicin.


The official BBC Somali news AudioNow app offers the latest programmes and news headlines. You can to listen to the radio programmes using the free audio player or by using the telephone dial-up option (call charges may apply, check with your provider).

- Read the latest news headlines from the BBC Somali website
- Listen to your favourite radio programmes free with the audio player, or by using the standard-rate telephone dial-up service
- You can access the most recent editions of:
Idaacadda Subaxnimo
Idaacadda Duhurnimo
Dunida iyo Maanta
Caawa iyo Caalamka

- Information for using the dial-up service:
UK callers: standard geographic charges from landlines and mobiles apply. Non-UK callers: calls charged at a standard rate and normally free with unlimited plans. Please check with your service provider before calling.



Published by AudioNow Digital East Africa LLC
Developed by AudioNow Digital
Certificate 4+
Languages English
Compatibility iPad, iPhone, iPod

Images And Data Courtesy Of: AudioNow Digital East Africa LLC.
This content (including text, images, videos and other media) is published and used in accordance with Fair Use.